Gobol ka mid ah dalka Canada oo laga mamnuucay Xijaabka Islaamka

Gobolka Quebec ee dalka Canada oo ah gobolka dadka ugu badan ee afka Faransiiska ku hadlo ee dalkaasi ay ku nool yihiin ayaa mamnuucay xijaabka ay qaataan haweenka muslimiinta ah. talaabadan ayaa timid ka dib xisbi cusub oo la doortay uu xilka kala wareegay kan Liberalka ee gobolkaasi maamulayey. Xisbigan oo loo soo gaabiyo CAQ, … Continue reading Gobol ka mid ah dalka Canada oo laga mamnuucay Xijaabka Islaamka